Dacwadii loo heestay Wasiir kuxigeenkii Arimaha Dibadda oo go’aan laga gaaray

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Arimaha Dibadda Muqtaar Mahad Daa’uud,kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay arrimo la xiriira ku tagrifal Hantida Qaranka. Ugu horeyn, Maxkamadda ayaa dhageysatay eedda ay soo diyaariyaan xafiiska xeer ilaalinta, waxaana eedda uga wakiil ahaa jeedinteeda ku-xigeenka koowaad ee xeer ilaaliya … Continue reading Dacwadii loo heestay Wasiir kuxigeenkii Arimaha Dibadda oo go’aan laga gaaray